VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Goboleaysi diida - Lyrics

da wadaa dhashaan nahay hal diinaanu leenahay dal qudhaanu wada nahay daris iyo walaaliyo dal wadaag ayaan nahay waxay nagu dagaayaan waa qabiil dahsoon iyo colaad alle saaree gobolaysi diida dabadhiliflayaalbaa baabi ii duqowdiyo dumarkiyo caruurtii iyo doraad wixii dhacay dib u soo cel celiyoo daalalkaa ka leetay inay nagu daraan damacooduna uu yahay runtii haday caana daataan dabadaa la qaban jiray waxaan uga danleeyahay intaan is dilaynee kala durka is leenahay dagaladaan ku dhalanaa duulaan la garanayn iyo guumaysi soo dagiye allow dawlad qudha duul aan lahayn dal dalooliyo dabac lagama waa isku duubniba dalbaa lagu dhisaa rabow noogu deeq
Queue is empty
-- / --