VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Masjid dhiig ku daadi - Lyrics

damac baa hana qaaday dalkeenaanu fadhiistay dulmi baa u adeegay dadkii buuna gumaaday way dadkii buuna gumaaday x2 dhiig baa dur duraaya sidii daad rog manaaya x2 diintii waa la calaanjay nin walbaa siduu doono tafsiirkii u daliilshoo dantiisuu ku jimeeyay dar ilaahay miyaa dar ilaahay miyaaaa x2 daalimiintu dhib kooda noogama diir naxayaane nooma diir naxayanoo maba diir naxayaan x2 naga dul qaad rabiyow rabiyow rabiyow naga dul qaad rabiyoow x2 dow daraa wax is mooday darajaa u hilaacday jahli bay dirsadeenoo dagaal weerar ah qaaday way x2 dusha uu ka xoorteeyo masaajid miine ku daadiye damiirkiisu xumaa x2 xoolihii dabar gooye deegaankii waala cidleeyay dugaag baa nacunaaya hadba doox nagu jiidee dar ilaahay miyaa x2 daalimiintu dhib kooda noogama diir naxayaane nooma diir naxayanoo maba diir naxayaan x2 naga dul qaad rabiyow rabiyow rabiyow naga dul qaad rabiyoow x2
Queue is empty
-- / --