VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Masuulkii tala hayow mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qaylo dhaan
Masuulkii tala hayow

maandeeeq xubnihii labaday
inaan meernaan raabaa
mudaan haraad qabee
inaan maalnaan rabnaa
inaan maalnaan rabnaa
masuulkii talo hayoo
madnaanta cadaaliyo
inaad midnimiyo sinaan
kumaa mushoo
talo kumeel marisaan rabnaa
rabnaa kumeel marisaan rabna
milatari amniga suga waa run
xumaantana meel mariyo waa run
haduu cadaw maagi tago waa run
awood kuuma quushayoo
awood kuuma quushayoo
xoog kuuma quushayo
difaac muruq laan rabnaa
,miftaaxa waxbarashadiyo
dadkoo maankiyo qalbigaa\
cilmiga ku mariimayaaye
aqoonta macaashiyo
jahligaa mardhaan rabnaa
rabnaa mudane maydhaan rabnaa
rabnaa xanasow maydhaan rabnaa
milicda dhaqaliyo dalkoo
laga laga mira dhashoo
nimcadoo meel waliba taal
kama macaasha kama caashey intabna
ka macaasho tabcaa rabnaa
sidii ul iyo maydhax
somaalidoo midaysanoo
dhaaman maxaboi isu qabaan
hadan isku mawqifoo
mabda a duul kale la nacoo
oo la naco mataano ahbaan rabnaa
mataano noqdaa rabnaa

codkii Qaylo dhaan