VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mataano - Lyrics

Maandeeq xumihii Labaday inaan meer Naan rabnaa mudaan U haraad qabnee inaan Maalnaan rabnaa x2 Masuulkii talo hayow Mudnanta cadaladiyo Inaad midnimiyo sinaan Dalkeena ku mamushoo Kumeel marisaan rabna X2 Milatari amaan kasuga Waa run xumaantana Meeriyoo waa run hadu Cadow maagi tago waa Run awood ku maqun- Sho iyo xoogooda ku Maquunsho iyo difaac Muruq laan rabnaa X2 Muftaaxa wax barash- Adiyo dadkoo maan Kiyo qalbiga cilmigu Ku mariiman yahay Aqoonta macansado Jahliga mayraan rab- Naa mudane mayraan Rabnaa madaxwayne Mayraan rabnaa xas- Anow mayrtaan rab- Naa x2 Mulaaxda dhaqaalo Iyo dalkoo laga miro Dhalshoo nimcadu Meel waliba taal dad- Koo kamacaasho Tabac dhulkoo maax Daan rabnaa x2 Sida ul iyo mayraxded Somalidoo midaysanoo Dhamaan muxibo isu Qaba hadana isku mow Qifoo mabda'a duulkale Lanoco oo lanoco mat- Aano noqdaan rabnaa Mataano ah baan rab- Naa X2
Queue is empty
-- / --