VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dada jiray 15 cover - Lyrics

markaan da'da jiray 15 markaan damac guud la soo baxay dookhayga markaan u sahan tagay naftaydana midaan u doorbidoo da'deed anigoon ka garanayn hablaha ka daydayo midaan idhi dabeecadaheeda gaariyo bal aan dul ahaan tilmaamee cirkoo dambar same ku hooroo
Queue is empty
-- / --