VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haddimada hablaha - Lyrics

hablaha sanadadan kacee hadima waa lagu yaqaan hiday u ahayd sidaa adoo halis u mareey hadhaw kuma arag dhahaan anaa hubiyoo ku jabay heesahaa kama an tirsheen hadaan hirka laygu darin haadaan daran laygu ridin hoobaaleey laygu tumin hiigsaday damac soo galoo habeen qudha uga sal gaadh jacalka hasoo hor marin hadii kale waa hoobeey hobeey hoobaalayeey hagaagoo kaa lumiyoo halawsigu waa jiraa habeenko kugu mugdiyo hooraantii waa dadaal hawraartana waa sidaa hir bay ii noqotayoo waxaan eegayay hanaan hubsiimana waan ka lumay hadhaw cabashada hayay halkaabaan kaa jiraa
Queue is empty
-- / --