VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo - Lyrics

Basharka oo idil Haday isku soo baxaan Bogtayda caashaqa Ma bogsiin karaa Beerkiyo laabtana Aday kuu buseelaaan Bogsanmaayo jeeraan Barbarkayga kaa helo Baxnaanaad iitahay anigoo Bariidadaada kaliyaan Bunshihii ku daynayaaye Macaan hayga baaqan hibooy Abaayo hayga baaqan hibooy Bisha oo shan dhaladoo Bilaysku xusay cirkaa Bilicdeeda nuurkaad Bildhaanteeda leedahay Bishmahaa afkaagaan Ubogaaye ma ogtahay Been sheegi maayee Adaan kuu basaasay
Queue is empty
-- / --