VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ismahaan - Lyrics

Orod laguma gaadho Ayaaniyo nasiibkee Wixii EEBE kuu qoro Way kuu ahaadaan ALLE igama qaadaay Aayahaygii noloshaay Ismahaaan abidkaaba ii joog Awlaad asluubloo Ehelkood aqoodoo Aakhiriyo aduunyadaba Anfacood helaaa ILAAH ha ina siiyo Aamin Idilkood haweenkaba Isha markii soo mari Midii ahaatoo Asluub EEBE siiyay Edebtiyo akhlaaqduba Midii lagu anqariyaay Ismahaan abidkaaba ii joog
Queue is empty
-- / --