Waxaa layaabay
ama layaabay x3

Ma ladoo – ladaneey
Adigaa – ilumiyee

Lumiyeey lumiyeey
Ladaneey labadeenu
Lamaano ahaano

Waxa iluraaya
Ama ilaaday x3

Ma ladoo- ladaneey
Adigaa – ilumiyee

Lumiyeey lumiyeey
Ladaneey labadeenu
Lamaano ahaano

Exit mobile version