VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagal - Lyrics

sida ubax siraato siimoo ku baxayoo siinadiisu wacan tahay sagal iila siman tahay saa markaa ku leeyahay seedaha jidhkaygiyo sambabada iyo feedhaha saableyda oofaha saldhigaad ku leedaho taan sugaayay waa adi sagal adiga weeyan simantii habloodo xuman laga sifeeyo sogodiyo xishoodiyo sarif lagu hareeyo samo loo dhaloo naftu sahansataa tahay sagal suuradaadiyo suniyaha bil dhaladka ah si markaan ku eegaba jacayl igu sar goosta
Queue is empty
-- / --