bilaneey jabuutaay
baakitimadaay meel lagu nastaay
bildhaantaada admigu
badi wuu jeclaystaa
waxa tahay bil dhalatiyo
barwaaqiyo horumar

dawlaadaha bari hore
dayaxa u badheedhaad
barbarkooda joogta

bilanaay jabuutaay
bilicdii afrikaay
bad dhan ku taalay

badhtan lagu kulmaayey
nabad lagu fadhiistay
baahida tan reebtay
bila laga xijaabay

Exit mobile version