VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cajab Calaf - Lyrics

Caashaqan dartii Cagalaab u socdiyo Ciida u ciida u dhunkadaayee 2x Caashaqan dartii Cagtiyo hawada Calanka u sudhay Cidhaduu da idhi Cimrigaa ha jiro 2x Markaan curashadiisii Weelbaan ugu shoo Carin lama degaan Casiirku onkadee Cajab calaf alloow 2x Ma aniga caruus Caawa kulan qarshee Ma aniga caruus Caawa kulan qarshee Ciilkaanbi iyo arimiihii cuyuuban Caaway caaway galeen 2x Cudur joogta oo Celenayn dawiyo waa caa Waa caabaq taniyee 2x Ma anigaa cilalay Ma ayadaa caqli li,i Cuntay sharafteedee Ma hadaan codkiyo Carabkuun godaa 2x Markaan curashadiisii Weelbaan ugu shoo Carin lama degaan Casiirku onkadee Cajab calaf alloow 2x Ma aniga caruus Caawa kulan qarshee Ma aniga caruus Caawa kulan qarshee Ciilkaanbi iyo arimiihii cuyuuban Caaway caaway galeen 2x
Queue is empty
-- / --