VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lawadii isdorta - Lyrics

labadii isdoortee liibaano duco helaa laabtoodu israacdey lidkoogana gaadhee liliyo caaneee labadaada waalid naxli aan lahaynbaa ladnaan kugu barbaashee laki alahayow lakiyee noqda laba mataana lakiye aan liicin waligood ladanoo ubad hela luuliyo dheemeey luquntaada dheeriyo laafyahaaga dharaaraha kalibiqsan indhuhu laxaadkaaga quruxdiyo lAhashada quruxda rabi kugu ladhayba lalooci waayey waligeed lakiley noqda laba mataana aan liicin waligood ladanoo ubad hela
Queue is empty
-- / --