VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Talo - Lyrics

Dib calay qurux rooney Dartan timo haldhaalay Jacayl ku talaalan dhuxaa Kugu sii tarmaayee Aan kuu tilmaamee Caashaqan la taahay Naftu tiirka dhabatiyo Halistuu ku tiixay 2× Ruux jacayl i taabtoo La,aantaa tashan waayay Ifka ka tabayoo Talaan kaa sugayaa nuuroow Timirtii janaadeey Ayaa taashka kuu sudhoo Kula taga dhulkii hooyo Aroos kuugu tuma la naciimaay Xidigii tilmaanaa Talantaali hadalkiyo Wadnaheena toosbuu Caashaqu usoo dagayaa Waan kuu tusmeeyay Jacaylkan tisqaadey Qalbigu i taabtoo Xiska kama tirmaayee 2× Timirtii janaadeey Ayaa taashka kuu sudhoo Kula taga dhulkii hooyo Aroos kuugu tuma la naciimaay Ruux jacayl i taabtoo La,aantaa tashan waayay Ifka ka tabayoo Talaan kaa sugayaa nuuroow Naftu tay tabaysay Jacaylku taraari maayoo Bartii dhaqankiyo awoowiyo Seed dhismaayo taladee Todoba saniyo deeqa Adaan kugu taamayay Ku kala tiigsan maayo Adna taaha ii ogoow 2× Ruux jacayl i taabtoo La,aantaa tashan waayay Ifka ka tabayoo Talaan kaa sugayaa nuuroow Timirtii janaadeey Ayaa taashka kuu sudhoo Kula taga dhulkii hooyo Aroos kuugu tuma la naciimaay Xasanoow daraadaa Amba waan ku tabayaa Caashaqan tix galiyoo Cidlo ha iiga tagin Taahiyo xanuunbaan Dhabar ka heelay awgaa Siday aniga ila tahay Cishqibaa ila tagayoo 2× Timirtii janaadeey Ayaa taashka kuu sudhoo Kula taga dhulkii hooyo Aroos kuugu tuma la naciimaay Ruux jacayl i taabtoo La,aantaa tashan waayay Ifka ka tabayoo Talaan kaa sugayaa nuuroow 2× Aroos kuugu tuma la naciimaay Talaan kaa sugayaa nuuroow Aroos kuugu tuma la naciimaay Talaan kaa sugayaa nuuroow
Queue is empty
-- / --