VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jees jees - Lyrics

yarkaan yara jaleeco jadiinka uga go,ay dartiisa muxuu jaranjaro u fuulaa ma wax ani la ii jideeya ka joogi maayo jeeaan jamaal iyo jamaad jeeniga ugu qaadee jees jees ma rooone hadaan anigu ku jantay ku jeclaaday inanyahaw ha igu jiidin dhulkee ila jil jacaylkaa yarkaan jamashadiisa jiif iyo joog aan u diiday cid kastana ay u jeedo ma inuu ani iga jeestaa ka joogi maayoo jeeraan jamad iyo jamaal jeeniga ugu qaadoo jees jees ma rooone hadaan anigu ku jantay ku jeclaaday inanyahaw ha igu jiidin dhulkee ila jil jacaylkaa
Queue is empty
-- / --