talo ma ku siiyaa dance dance
talo ma ku siiyaa jaas
talo ma ku siiyaa jaas jaas
talo ma ku siiyaa dance
talo ma ku siiyaa dance dance
rubadayda ruuxdayda
maankayga ku rabaastay
waad dhex roortay
runtii dhuuxa
dhiiga raacday
ana rooroo rooray rooree
ku rafaaday raacdaada
riyo beena kali raaxo
reerbaa dhaamee runta qaado
talo ma ku siiyaa dance dance
talo ma ku siiyaa jaas
talo ma ku siiyaa jaas jaas
talo ma ku siiyaa dance
talo ma ku siiyaa dance dance
riyadayda rooxaanta
caashaqa rog rogaysa
rarankeeda ruux kaloo fog ii raraysa
ana raystoo raystay raystoo
iska riixay ruxankeeda
riyo beena kali raaxo
reerbaa dhaamee runta qaatay