hanadoow jacayl haa hadaan idhaa
nin hantaan rabaayee waa run

hawl yari kalgacal nafta kuma
habeeyewaan hubinayaayee

hidiiyo dhaqan haybadaynu lahayne
aan ku hoy galee ma i hagar baxaysa
hilawle hoobalow heelada

ruuxii haboon hiil loo galaa
haa loo huraa naftaaye
kuu hanwayniyoo anba kaa helee
waan hubinayaayee

Exit mobile version