VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

dareenka jacayladeenu haduu dagay laabaheena sinaanoo waan is deeqnay dadaalkeenuna mid weeyaan markaad ii dabacsanaatay ayaan ana kuu dirnaaday markaan fahmay daacadaada ayaan xoog kuu dareemay haduu dakhar hore ku yeelay dadkaba ruux kaaga soocan anaa ku dawaysanaaya samiiraay kaa dhayaayana dhayaayana dakharadaada damaca noloshiyo sadkeena haduu yahay dalabyadeena xaqiiqoo aan kol doonay nasiibkeenuna dul weeyi waxaan diiftii ka raysatay kolkaan darmo kula wadaagay markaan dumar kaa dhex soocday ayaad doojisay hankayga
Queue is empty
-- / --