VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasriin - Lyrics

wajigiyo dhamanada dhamays kufka iyo jidhka midabka maarin dhalaalka ha riyaaqiyo dhoola cadaynta nasrinay dhiiranaanta waxaan ka helaa dhawaaqa dhagaysiga hadaladaada xushmayntiyo soo dhaweynta anshaxiyo dhowrsanaanta dhaqankiyo edebsanaanta jilayc qalbi dhibirsanaanta janaanka dhigtaa agtaada waxaan ku gam'aa dhabtaada dhabayntiyo balan rumaynta samirkiyo dhabar adayga socodka san laafyahaaga waxaan la dhaca habkaaga dhabeelyahay doonistaada damac ku lamaan dhexdeena kundhaan yoolkiyo haldhaaga wuxuu dhayayaa xiskayga anshaxiyo dhowrsanaanta dhaqankiyo edebsanaanta jilayc qalbi dhibirsanaanta janaan ka dhigtaa agtaada waxaan ku gam'aa dhabtaada
Queue is empty
-- / --