VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Quman - Lyrics

inaad igu qarwayso dartay quud u diiday inaad ii qaracantohood aad quudan wayday quman waan ogsoonehee adigoon qamuumyoon qunyar sheego caashaqa qandhadiisa baas iyo ha ku dayso qiiree quruumo uu halaagiyo haku biirin qoonkii caashaqu qaribayee hadii aad qiran lahayd waxbaan kuu qaban lahaa inaad igu qufulantohood qayrkay aduunyada ani igu qancaysood aad quudan wayday quman waan ogsoonahay qushiye naftaadaba waadigan qisaasoo dhibaatada u qoolee waanadii qabyowde marna qaadan wayde
Queue is empty
-- / --