VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hawaawir jaceyl - Lyrics

anoo hamigiyo qalbiga hawaawir jacayl ka qaba habeenkiyo maalintii hurdadu ay igu yartahay ka go'ay hadinaan cunaa ka haray hasaawihii huhana ay tahay adiga ayaad soo hadashayoo markaan helay haatufkii hadalkaad i tidhibaan horay uga dhacay markiiba halista adiga haleelay adaa hawo galiyay laabtee naftaa kuu hafeefanaysee hubaashii laba jacayl ka dhigtay hoybaanu nahay labaan kala hadhi karayno halbawlaha isaga yaaloo hankoodii gaadhayoo waxaan nahay la isu helay
Queue is empty
-- / --