VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceyl - Lyrics

xalay la daruustii la ii dhigay intaan daawan laabuu fikirka igu soo dagay ila koray daruuraha habeen horena doodii dunta iyo xariirtii dagmadii arooskaa waagu iigu daalacay duhurkii shalaytana dunidaan dhib waayine warqadihii la soo diray durbadaan furfuraybay dadkii igaga kadiyeen markuu inan dantii wado ee uu dugsiga jiro diyaarada ma raacoo jacaylka uma duulee dareenkaa xasuusta qaar aan u diidayn ana ii danaynayn dadaalkii cusleeyee xalay dahabkii la moodkii intaan daawan laabuu dayaxii habeenimo ila koray daruuraha habeen horena doodii danta wada jirkeenuu waagu iigu daalacay duhurkii shalaytana dunidan dhib waayine dabnahaan u furaybuu soo daatay dhibicii
Queue is empty
-- / --