Naftey nuurshee
Qalbigay dhaqaaqshee
Wadnahay dhaqaaqshee
Kii i jeclaa iyaa eeda
Abaayo macaaneey sonkoreey
May haniib
Abaayo macaaneey
Kii i jeckaa iyaa yat
Macaaneey sonkoriya
Aduunyadan ado lee
Kun fiisuduu
Ama idhaaftoo
Ama i hel maantoo macaaneey
Kii jecelyee ee jeelkay igu eegtay

Hadii i dhaaftoo wareersaday
Hadii i dhaaftoo wareersaday
Hadii i dheertoo maka jecelyoo
Ma ka dhaafaa
Hadii i dheertoo maka jecelyoo
Ma ka dhaafaa
Hadii i dheertoo ma karaaboo
Ma ka dhaafaa
Hadii i dheertoo ma karaaboo
Ma ka dhaafaa
Hadii i dheertoo ma karaaboo
Ma ka daw heeraa
Hadii i dheertoo maka jecelyoo
Ma ka dhaafaa

Jacaylka kingdomandhee
Hami ma imaadaa
Ana ma hundoraa
Malmihi imaadan sijedehe
Sijedehe qalbigaa ku hay
Qalbiga ku hay intee batii
Intii batii meel i baneey
Kuwa weydii ku weydii
Meel banaan
Kuwa weydii ku weydii
Meel qasdii kuwaa weydii

He what the aqoon qof my ay
He what the just of mango
Ma ka dhaafaa
Hadii i dheertoo maka jecelyoo
Ma ka dhaafaa
Hadii i dheertoo ma karaaboo abo
Ma ku dawheeraa
Hadii i dheertoo ma karaaboo abo
Ma ka dhaafaa
Hadii i dheertoo maka jecelyoo
Ma ka dhaafaa

Murugtaa murugtaa wey
Murugteey murugtaa wey
Hadii aad fikirto fikireey
Hadii wareersatoo wareersadee
Hadii adigu ku waayo liwaayee
Qalbidan qalbidan isku furanyee
Ama ii dhaaftoo wareersadee
Ama ii dhaaftoo ama ii dhaaftoo
Macaaneey iin dhaafto
Ma ma dhaafaa

Hadii i dheertoo maka jecelyoo
Ma ka dhaafaa
Hadii i dheertoo ma karaaboo
Ma ka dhaafaa
Hadii i dheertoo ma karaaboo abo
Ma ku dawheeraa
Hadii i dheertoo ma karaaboo abo
Ma ka dhaafaa
Hadii i dheertoo maka jecelyoo
Ma ka dhaafaa

Ma ku dawheeraa ma ku dawheeraa

Exit mobile version