VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Shutruru mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Rahim alpha
Shutruru

Shutururu haa hii hhh
Kukururu haa hii
Shutururu haa hii hhh
Kukururu haa hii haa
Shutururu shutururu haa hii
Kukururu kukururu haa hii

Dhumushooy dheelaneey
Macaaneey dhakac dhakac
Dheelaneey macaaneey
Dhumushooy dheelaneey
Macaaneey dhakac dhakac
Dheelaneey macaaneey
Kuku kuku macaaneey
Kuku kuku kuku macaaneey
Kuku shutururu shutururu

Shutururu haa hii hhh
Kukururu haa hii
Shutururu haa hii hhh
Kukururu haa hii haa

Dhuumushooy dheelaneey
Macaaneey dhakac dhakac
Dheelaneey macaaneey
Ku baashaliiye macaaneey
Ku baashaliiye sonkoreey
Ku baashaliiye macaaneey
Baashaal ani aaa
Baashaal ani sheekadane
Baashaal ani waala i bilaay
Ani le koordhaaradooye
Macaaneey hah

Dhumushooy dheelaneey
Macaaneey dhakac dhakac
Dheelaneey macaaneey
Dhumushooy dheelaneey
Macaaneey dhakac dhakac
Dheelaneey macaaneey
Kuku kuku macaaneey
Kuku kuku kuku macaaneey
Kuku shutururu shutururu

Shutururu haa hii hhh
Kukururu haa hii
Shutururu haa hii hhh
Kukururu haa hii haa

Baashaal ani walaahi
Sheekadonee macaaneey
Murugo ki haydee
Kalkaalsooy macaaneey
Baashaal ani wal wal
Ama keen dilnee
Wareer ama keen dilnee
Macaaneey baashaalnee
Sheekodaanee haa shutururu
Haa kukururu haa dhakac dhakac
Dheelaneey macaaneey
Shutururu dheelaneey
Macaaneey dhakac dhakac
Dhelaaneey macaan huuu

Shutu shutu hu
Kukururu haa hii hhh
Shutururu haa hii
Kukururu haa hii hhh
Shutururu haa hii haa
Baashaal anee sheekodane
Hirgilaanee macaaneey
Nafsadaanee haa hhh

Baashaal ani walahi bilaahi
Sheekodaane macaaneey
Huhu huhu kuku kuku
Macaaneey shutu shutu
Kukururu haa macaaneey
Macaaneey shutururu haa hii
Kukururu haa hii
Macaaneey kukururu shutururu
Shutururu haa hii
Shutururu haa hii hhh
Kukururu haa hii

codkii Rahim alpha