VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Wadajir mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Rahim alpha
Wadajir

Wadajir iyo horumar
Laka dayray laka dayray
Wadajir iyo horumar
Laka dayray laka dayray
Wadajir iyo horumar
Laka dayray laka dayr

Somali gacanta is qabta
Somali walaal noqda
Somali hubka tuura
Somali walaal noqda
Somali wadanka dhisa
Somali wadanka dhisa

Wada jir iyo horumar
Laka dayray
Wada jir iyo horumar
Laka dayray
Laka dayray laka dayray
Wada jir iyo horumar
Laka dayray laka dayray
Wada jir iyo horumar
Wada jir iyo horumar
Laka dayray laka dayray
Wada jir iyo horumar

Somali walaal noqda
Somali gacanta is qabta
Somali hubka tuura
Somali qabiil dhaafa
Somali walaal noqda
Somali hubka tuura
Hubka tuura hubka tuura

Laka dayray laka dayray
Wada jir iyo horumar
Wada jir iyo horumar
Laka dayray laka dayray
Wada jir iyo horumar
Wada jir iyo horumar
Wada jir iyo horumar

Walaal noqda wadanka dhisa
Walaal noqda wadanka dhisa
Horumar rabnee iyo somali
Farmaajo madaxweyne
Farmaajo madaxweyne
Farmaajo farmaajo

Wada jir iyo horumar
Wada jir iyo horumar
Laka dayray laka dayray
Wada jir iyo horumar
Wada jir iyo horumar
Laka dayray laka dayray
Wada jir iyo horumar
Wada jir iyo horumar
Wada jir iyo horumar
Somali wada jir
Wada jir iyo horumar

codkii Rahim alpha