VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wareeri - Lyrics

Abooy macaaney ku jeceliyee Jacayl kiin kuu qabo kuma dheegaas Abooy macaaneey kaa fikoraaye Abooy macaaneey habartaa Habartaa ii saarte macaaneey Halkoo mar leh ii soo dhawaaw Abooy macaaney ku jeceliyee Jacayl kiin kuu qabo kuma dheegaas Sidii arkii walaali ana meherkeena Sidii arkii walaali ana ma hundooraa Sidii arkii walaali ana hana wareerin Sidii arkii walaali ana hana wareerin Ana wareerin ana mu hundooraa Ana meher geelaa Walaahi bilaahi hana wareerin Hee qaadigee nakacam See le wama lee Quruxdiyo iyo qaabiyee Walee ka hamse low male Quruxdiyo iyo qaabiyee Walee ka hamse low male Quruxdiyo iyo qaabiyee Walee ka hamse low male Qosolshee daymidiye Walee ka hamse low male Qosolshee daymidiye Walee ka hamse low male Hana wareerin ana ma hundoora Indhooshee dhalaashee Walahi wale ka hamse low male Indhooshee dhalaashee Walee ka hamse low male Qosolshee daymidiye Walee ka hamse low male Sidii kii aragi walaale Anaba wareeri Sidii kii aragi walaale Anaba wareeri Ana wareerin ana mu hundoora Ana meher geelaa Qosolshee iyo qaabiyee Walee ka hamse low male Qosolshee iyo qaabiyee Walee ka hamse low male Qosolshee iyo qaabiyee Walee ka hamse low male Indhoshee iyo daymidiye Walee ka hamse low male Qosolshee iyo qaabiyee Walee ka hamse low male Indhoshee iyo daymidiye Walee ka hamse low male Ana wareerin ana mu hundoora Ana meher geelaa Sidii kii aragi walaale Anaba wareeri Sidii kii aragi walaale Ana wareeri Sidii kii aragi walaale Ana ma hundooraa Sidii kii aragi walaale Ana meher geela Indhooshee dhalaashee Walahi wale ka hamse low male
Queue is empty
-- / --