VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa iga dhowra - Lyrics

Adaa iga dhawra wixi idhibaaya Adaa igu dhato idheeli tiraaya Adaa milay dhiiga dhuxaygiyo Beerka dhamaan waxyahayga Dhexqaado Ku saaqmay dhiigayga                      2× Dhankad iga joogto miyan ka dhaxmoon Intaad i dhisayso miyaan dhibtoon Dhibtooni oon dhibtooni                       2× Adaa dhakhtar ii ah qalbiga dhaya manka Adaa i dhansiiya dhaydiisa jacaylka Adaa dhab u yeeshay wadnaha dhaqdhaqa Dhigaa iiga deeqay dhaayaha u bildhaamay Bildhaamay bildhaamay dhaayahayga                         2× Dhankad iga joogto miyan ka dhaxmoon Intaad i dhisayso miyaan dhibtoon Dhibtooni oon dhibtooni                         2×
Queue is empty
-- / --