Heesta Car bal yaa isoo gaadha - Lyrics
cugashada nasiib kaygu
maalin iyo ciid weeye
cindigayga kuu doonay
ila caweeyay guul gaadhay
rag iskuma jiree caadka
cirka sare mid iidoonay
oo cadho iskaba daaye
inyar ciilin maankayga
farxad ii camira weeye
calashaan jacalkaygu
waa caafimaadkayga
codka iyo dhawaaqiisu
culaskuu yareeyaye
car bal yaa isoo gaadha
calmashada qof ii dooran
waxa calan ka iisaaray
en uu ciirsada dheefa
mana aha ciyaar dookhu
cadaabn iyo madoow uunka
cidkastoo ku noolba leh
nolo baad heshee codka
heesaha xadrada caawa
ku luuqee cod laxamaysan