Heesta Danbi aniga lay saar - Lyrics
dood aniga laygali
hadal aniga laydiid
sida dakana aan galay
danbi aniga laysaar
dulmi caashaq awgi
dadku badii isiiyee
doqon aniga lay arag
wanaag laska doon
doon runta laska diid
diid wixii aniga iraacana
dadku igula yaab yaab
duur aniga lay gee
dabin aniga lay
qool qool sidi aan
deg deg aniga laydabar
dadaal caashaq awgii
dagaal laygu qaad qaad
dakhar aniga laydamac
wanaag laska doon
doon runta laska diid
diid wixii aniga iraacana
dadku igula yaab yaab