VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faakihaysi - Lyrics

tiirkii axdigaynu taagnay haduu tacabkii hungoobay cishqigii tahliil dawaysa talal iyo dheymrabdshaa tan iyo waagaad ogayd baad waxan tidcayaa xusuuso ilaa taxan uurka hoose kashaydo ka tuhlan waayo oo aan abid ku tarmeynin ka tagay qosol fakihaysi ma tago goobaha jacalka intaraabiyo hadal ma sheego qalbiga tiiraanyo ciishay ilmada timid ba xanoon leeh haduu tashigii dhaboobo noloshu wey tusi lahayde waxey taladani ku ledahay tabtii hore aynu yeelno taageero hadaa isiiso dadkaan tayo dhaafi lahayee waqtiga tagay mu wacnaaneey hadeer taariiikh sameyso tixgali caashaqa warkiisa
Queue is empty
-- / --