VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halkaa - Lyrics

Intuu sanku neefle jiro Intaan saacadaydu iman Adaan sad uyeeshayoo Qudhayda ku siinayaa X2 Sadriga adigaa dagoo Bogaad ku samaysan Tahoo korkaad iisaaran Tahee sideen kuu nici Karaa x2 Intaad samigayga tahay Haween waan ka soom-- Ayaa hedaan kuu saarayaa Sibaan kuu daryeelayaa X2 Adaa nafta ila sidee Miyaan ku sigsaagayaa Miyaan ku saluugayaa Amase kuu cidleenayaa X2 Kusabay kuna soorayoo Ku sugay kuu soo sam Roo farxadii waan kugu Simee halkaa maka sii Wadnaa x2 Kusabay kuna soorayoo Ku sugay kuu soo sam Roo farxadii waan kugu Simee halkaa maka sii Wadnaa x2
Queue is empty
-- / --