VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idhaaf - Lyrics

jacal dhaba ahoo dheera weligii dhamaca waqtigiyo dhakafaarka aduunka uma dheeliyee intaan kugu dhaadan jirey xigtadiyo dhamaan waalidkii idhalay ka dhaweysan jiray dhawaqaan idhaah haduu dhamac iyo dhinbiil kugu ahaa dhinbiil kugu ahaa dhinacaaga sow caashaqa dhabtii dhaxan kama dilin qorshe iga dhanoo dhigatay meel meel sow majirin mantana dhigey dhacdadiyo nimaan dharaaraha lasocon dhagta fulee idhaaf idhaaf adigoon idhibin idhaaf dhadhamiyo haduu dhunkashiyo jacal dhowr bari noqdoo dhaxal lagu helee idhaaf idhaaf adigoon idhibin idhaaf
Queue is empty
-- / --