VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilmada - Lyrics

tiirkii axdigaynu taagnay haduu tacabkii hungoobay cishqiga tahliil daweeysa talaal iyo dheymo radisha tan iyo wagaad ogayba waxaan tidcayaa xasuuso ilaa taxan uurka hoose kashayda ku tuula waayo oo aan abid kuu tarmayin ka tagay qosol faakihaysi ma tago goobaha jacaylka tiraab iyo hadal masheego qalbiga tiiraanyo ciishay ilmada timidbaa xanuun leh haduu tashigii dhaboobo noloshu way toosi layde waxay tadani kulee day tabtii hore aynu yelno taageero hadaad isiiso dadkaan tayo dhaafi laaye wakhtigi tagay muu wacnaane hadeer taariikh sameeyo tixgali caasha warkiisa
Queue is empty
-- / --