VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl dhaba - Lyrics

Dhisa i dhise adigaa i dhawrtaa Dhaya i dhaye adigaa i dhaadaa Dhisa i dhise adigaa i dhawrtaa Dhaya i dhaye adigaa i dhaadaa 2x Waxa tahay dhaayahaygaa Waxa tahay dhaymahaaga Intaan dhinacaaga joogoo Ayaan ahay ruux dhamaysaa 2x Ku dhiibay naftoo ku siiyay Ku dhigay maakoo ku eegtay Jacayl dhaba kugu dhaartay Dhigaa kaligaa ku doortey 2x Kaba i kabaw adigaa i dhiirshaa Dhugta i dhugtaw adigaa i baantaa Kaba i kabaw adigaa i dhiirshaa Dhugta i dhugtaw adigaa i baantaa 2x Waxa tahay dhawristayda Waxa tahay dhismahayga Intaad dhibta iga jiraysoo Agtaada anaa ku dhaataa 2x Ku dhiibay naftoo ku siiyay Ku dhigay maakoo ku eegtay Jacayl dhaba kugu dhaartay Dhigaa kaligaa ku doortey 3x
Queue is empty
-- / --