VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawiga jigjiga - Lyrics

Jawiga yaalee Jigjiga Jaliil ku abuuray iyo Jacaylkaagii dartii Miyaan hurdo jiifsaday Macaan hurdo jiifsaday I kaaba ila jiraay jawharadii Jabuutiyeey Jismiga ruuxdiyo naftaay Adaan kuu hayaa jacayl Jacayl kuu hayaa jacayl 2× Jibada caashaqeed wadiyo Jacayl dhaba kaan runtii U qaaday aan jantoo Siduu hanku kuula jiro Isii adna jeer kalgacal Siduu hanku kuula jiro Isii adna jeer kalgacal Qalbiga taan jala haween Darteed uga jaray xidhiidh Jidkii noloshiyo rajada Midii I dhex joojisaay Miyaan kaba jeesan kari Macaan kaba jeesan kari 2× Waxaad tahay jeex ka mida Jismiga ruuxdayda Oo Jacaylkaan kuu hayaa Ka weyn jamashiyo ciyaar Ka weyn ka wey ka weyn Ka weyn jamashiyo ciyaar Janooy janadii ifkaay Naftaa kuu jeelanoo Halkaan jago kaaga dhigay Ma jiro ruux dagi kara Ma jiro ma jiro ma jiro Ma jiro ruux dagi kara 3×
Queue is empty
-- / --