VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawiga singlaka - Lyrics

adoo kale ima salaamo seetahay wali kama qaadin haasaawana galin ma siiyo hoo hoo jacalku siyaaran mayo hadad duni socota keento hadaad ubaxa igu salaanto hadaad wax kasta samayso kashayda kashayda aniga iinyo kusiini maayo saa iraada qaadan maayo sabaalana wali wali ma yeelin sidaad mooday maaha jawigu singal kaa kuudhaama salaan iyo nabad huuno sanado danbe kuma xasuusto laamiga haka soo xinjalayn ruuxduna soo noqon mayso sadkaaga ilaah ka doono wakhtigu ayuuna kuseegin alla kuseegin maanta hasii ooyine adkayso sidaa bay inoo ahaane ahaane ahaane
Queue is empty
-- / --