adoo kale ima salaamo
seetahay wali kama qaadin
haasaawana galin ma siiyo
hoo hoo jacalku siyaaran mayo

hadad duni socota keento
hadaad ubaxa igu salaanto
hadaad wax kasta samayso
kashayda kashayda aniga
iinyo kusiini maayo

saa iraada qaadan maayo
sabaalana wali wali ma yeelin
sidaad mooday maaha jawigu
singal kaa kuudhaama

salaan iyo nabad huuno
sanado danbe kuma
xasuusto laamiga haka
soo xinjalayn ruuxduna
soo noqon mayso

sadkaaga ilaah ka doono
wakhtigu ayuuna kuseegin
alla kuseegin maanta

hasii ooyine adkayso
sidaa bay inoo ahaane
ahaane ahaane

Exit mobile version