VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku daayay maanta - Lyrics

maxaan danahaga intaan ka dan seegay maxaan doonistaada dadkii ku canaantay dunida farxadeeda intaan kula doonay maxaad ku dagayso adigu ku dagayso maxaan ku dadaalay anigu ku dadaalay maaha doqoniimo inaan u duleeyo naftayda dartaaye jacaylka dambi leh maxaan isku duubni daacadnimo muujiyay oo aad ka darayso dagaalkeena jeclaatay dookhayga leh dhibtaas kaa doortay ragoo dhan qof aanay danaynin qalbiga ila doontay dib buu ka bogsoone ku daayayba maanta
Queue is empty
-- / --