VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kugu doortay - Lyrics

kugu doortay dabeecad dadka wada gaadhin kugu doortay hanka haybad dumar dheertay kugu doortay duruusta cilmiga kugu duugan kugu doortay danayso sidaad adigu doonayso kugu doortay daymada eegmada dareenka leeh kugub doortay qiimaha qawlkaaga dahabkaa kugu doortay daymada eegmada dareenka leeh kugub doortay qiimaha qawlkaaga dahabkaa deegaankaygu waa quluubtaada raxma oo haynaka dilin intaan dunida noolahay deegaankaygu waa quluubtaada maxamed oo haynaka dilin intaan dunida noolahay
Queue is empty
-- / --