Heesta Kun jeer kuu baaqay - Lyrics
jaclkan barbaaray barbar ka ilaai
beerkiyo wadnaaaga bad wayn ugayeel
yarkaan ubagee naftayda barqoow
markaan ku bartaa balaysimay guul
kubaahday kuu baahday
kun jeer baaqay kunjeer kuubaaqay
ku jeerna ku baantay kuy jee ibaxnaani
ila beer caashaqa caashaqana ilaa beer
jaclaka balaadhay badankayga ku faafay
iftiinkla bidhaamay adaa bud dhifiis leh
bogsiiya yartii bohol yowga tirtaay
naftayda barkeed bilkheyr adi weeye
bogsiiya yartii bohol yowga tirtaay
kuu baaqay kuu baahday
jaclak balaadhay badankayga ku faafay
iftiinka bidhaamay adaa bud dhigiisa leh
kun jeer kuu baaqay kun jeer balan dhowray
ku boodhari dhaafay kun jeerna ku baafshay
ii dawee bal ii dabiib caashaqana ila beeg
kun jeer balan dhowray kun jeer farxad booday