VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maqane jooge - Lyrics

Maqane kula jooga Iyo naftaydoon war Iskahayn hadana Kugu tolay jaceel X2 Tirada kalgaceelka Iyo jawiga noloshee Dhabta ah jawaab Sugan uma helee X2 Intaan u jareesan Ee jeelkiyo xiisaha Uqabo Si fududud uma jari Karee sidii jid kafiican Iyo jihada ugu tosiyaa X2 Ragaba kaad u jeel Qabtoo jid gooyada Waayihiyo misana Kaa xigo jar dheer X2 Ayaanba wixii jiriyo Jugtiyo nabarada Kalgacal jal iyo dawo Uma helee X2 Intaan u jibaysnahee Naftayduna jaar Latahay Si fududud uma jari Karee sidii jid kafiican Iyo jihada ugu tosiyaa X2
Queue is empty
-- / --