VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruux igu lamaan - Lyrics

Ruux igu lamaan Lagiyo feedha bidix Nafta guri ku yeeshoo ku nin gaxan wadnaha Oo igu ligan inaad tahay X2 Malado habeen kii sida Laama doojiyo nafta ula Lagdamayaan laaca Waaga toosaa X2 Laxowgii jaceelkiyo Leedh baa isidatoo Luguhuna halkaad Jirtay ladanow ikeenaan X2 Libintiyo yarkaan Labeentii kalgacal Wada dhanay liskiisoo Liibaanta caashaqa Beryo igu labeeyoo X2 Magam'o la'aantaa Lurkaan aawadaa qabo Nafta laba lag doodkiyo Lahashada madaysee X2 Laxowgii jaceelkiyo Leedh baa isidatoo Luguhuna halkaad Jirtay ladanow ikeenaan X2
Queue is empty
-- / --