VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tanaasul - Lyrics

isfahan noloshaa kutiirsan turxaan bixintaa ufiican jacalkii taabo qaada tanaasul kuwaa umihiime jacalkii taabo qaada tanaasul kuwaa umihiime qalbigan kugu taabo hoolay waxaan helay tiirkii guusha rajada taban taabadeeda inaad tahay kuu ogsooni kusaaray saaray taashka caashaqa taageeradiisa naftaydaad utahay nafteeda ayaa kugu tidhi macaane ahoow taliyaha qudhayda ahoow ahoow ahoow wuxuu tarmaya jacalku si toosinayaa xariirku hadii la isku taakuleeyo tasawgana laska baajo hadii la isku taakuleeyo tasawgana laska baajo adaa taxadaraq dhankaaga xagaygana kama timaado dhibaato ku taabanaysa tux kharlaa daya dhexdeena kusaaray saaray taashka caashaqa taageeradiisa naftaydaad utahay nafteeda ayaa kugu tidhi macaane ahoow taliyaha qudhayda ahoow ahoow ahoow
Queue is empty
-- / --