isfahan noloshaa kutiirsan
turxaan bixintaa ufiican
jacalkii taabo qaada
tanaasul kuwaa umihiime
jacalkii taabo qaada
tanaasul kuwaa umihiime

qalbigan kugu taabo hoolay
waxaan helay tiirkii guusha
rajada taban taabadeeda
inaad tahay kuu ogsooni

kusaaray saaray taashka
caashaqa taageeradiisa
naftaydaad utahay nafteeda
ayaa kugu tidhi macaane
ahoow taliyaha qudhayda
ahoow ahoow ahoow

wuxuu tarmaya jacalku
si toosinayaa xariirku
hadii la isku taakuleeyo
tasawgana laska baajo
hadii la isku taakuleeyo
tasawgana laska baajo

adaa taxadaraq dhankaaga
xagaygana kama timaado
dhibaato ku taabanaysa
tux kharlaa daya dhexdeena

kusaaray saaray taashka
caashaqa taageeradiisa
naftaydaad utahay nafteeda
ayaa kugu tidhi macaane
ahoow taliyaha qudhayda
ahoow ahoow ahoow

Exit mobile version