VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suldaan - Lyrics

sida sagal arooryaad subax hore da,aayaaad suuradiisa leedahay saablayda beerkiyo seedaha jidhkaygaba kuu saafay adigee suuldhabaale weeyaan siqa hadalka ila garo goormmaad suldaan imaan suri maayo aniguyoo asigaan sanado badan ku sugaayay inanyahoow waa sabab aad lledahee naftan salalshay laylkii sahal yaanay kula noqon suuldhabaale weeyaan siqa hadalka ila garo goormmaad suldaan imaan
Queue is empty
-- / --