VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Babe iyo beenata - Lyrics

baybi iyo beenta balad ku taala barbaartaba u nacay bootada iga daa buuqa ila dhaaf bal u kaadso wiilyahaow adaa barashadii buur isa saare baylahshay jacaylke baroortada iga daa buufiskiyo bacda bohol ku geeyaan wiilow kaala baqay beer laxawsiyo basarka iga daa uma baahni sheekee
Queue is empty
-- / --