beerkiyo wadnahaba
adigaa ku baahee
barashadaada
ani ku bogsoodee
bilaahi waxaad tahay
nolosha badhkeedee
balantan lahayn
lama baajin karaayee

caashaqu waa badwayne
boholyow aan dhamaane
ii kaba baabiinaaye
barbarkayga taagnowee

boqolaal haweenbaa
kaa dhex baafinaaye
caawa kaala soo baxayee
bidixdayda taagnowe

beeriyo wadnahaba
macaaan
beerkiyo wadnaha
bebe
bukaan ha iga dhigan
balaayo ha iu radin
nafta bahalyow iyo
baylah ha badin
taan is biirsanaay
taan is booqanoo
isu boogananaay
bidixdaydiiyeey
barbarkaygiiyeey
ila baashaal

Exit mobile version