VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daalay daalay - Lyrics

Qof ku doortaybaan ahoo Kuu dadaalayaan ahee Ha iga aadin meel kale baby Waad ideeqday anigoo Kuma dayni karayee Ha iga aadin meel kale baby Daalay daalay daalay daalay Aawadaa intaan u daalay Daydaygaagaan ku jiroon ku daalay Hoo dawee kashoo daryeel 2× Hoo dawee oo dabiib Hoo dawee oo dabiib Xiska dartaa diiday Dumarkii dunidee Kaa doortay qeyrkaa Hoo dabiib oo dawee Hoo dabiib oo dawee Xiska dartaa diiday Ragii dunidee Kaa doortay qeyrkaa Waan ku daalay daalay daalay Waan ku daalay doonistaada Halkeed iga aaday qaali Waan cidlooday dartaayee Daalay daalay daalay Waan ku daalay doonistaada Halkeed iga aaday qaali Waan cidlooday dartaayee Qalbi qof ku doortay Kuu daacadanee kaalay baby Qaali kuma dayni karaayee 2× Daalay daalay daalay daalay Aawadaa intaan u daalay Daydaygaagaan ku jiroon ku daalay Hoo dawee kashoo daryeel 3× Qalbi qof ku doortay Kuu daacadanee kaalay baby Qaali kuma dayni karaayee 2× Daalay daalay daalay daalay Aawadaa intaan u daalay Daydaygaagaan ku jiroon ku daalay Hoo dawee kashoo daryeel Qof ku doortay baan ahoo Kuu daacadanee kaalay baby Qaali kuma dayni karaayee Daalay daalay daalay daalay Aawadaa intaan u daalay Daydaygaagaan ku jiroon ku daalay Hoo dawee kashoo daryeel
Queue is empty
-- / --