VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Istaaqfuralaah - Lyrics

Rabbaa oge waan ku aaminayoo Rabbaa oge waan ku eegi jiree Wallaw ordijiray ayaamo dartaa Inaad ragga dhaafto aad ujeclaa Wallaw aragtida indhuhu tabayeen Indhigu tabayeen Adoon uqalmaynin ammaanta badshoo Anoon ku'ogayn inaad eber tahay Astaqfurullah intaan ku jeclaa. Anaa mugdi guurayoo ambadee Istaahil kumaad ahayn eraybee Ishaa qaladka leh ikaa tustayoo Iyadoon ku aqoon aayar bogatee Cishadaan ku arkaan ayaan-san ahayn ayaan-san ahayn Adoon uqalmaynin ammaanta badshoo Anoon ku ogayn inaad eber tahay Astaqfurullah intaan ku jeclaa
Queue is empty
-- / --