VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta jaleeco - Lyrics

anoo jira waayo kooban hoheey kalinimo ku faana kalgaclkiyo waayihiisa anoo kasbashaba aqoonin jaleecada wiil kufkay ah xishoodka anoo ka jeesta haasaawaha koowintiisa anoon kaalin wacan lka gaadhin oheey kurbadiyo xanuunka kadeedka yarkii abuuray waxuu kibro uu kifaaxaba intaan keeneeyo maantay hadeer ima daba kadleeyo anoo sida koore caashaq oheey korka iyo ku qaada kashaydiyo waaxyahayga anoon kohoshaba dareemin bareeraha wiilka keenay ax kalsooni anoon ku haysan maxaan koolkoolintiisa xasuusaha kayd u haystay
Queue is empty
-- / --